Siyaasadda Shirkadda

Muhiim!

  1. Geediqaad: waxay masuul ka tahay dhammaan darawallada ka shaqeeya.

2. waxay masuul ka tahay darawalka, kaliya marka aad kasoo codsatay shirkadda.

3. Masuul kama nihin darawal kasta oo shirkaddu horey kuugusoo xirtay oo markale aad toos ula xiriirtay adigoon shirkadda u marin!

4. Shirkaddu waxay kuusoo direysaa darawalka kuugu dhow si degdeg laguugu adeego.