Siyaasadda shirkadda

Muhiim!

  1. Geediqaad: waxay masuul ka tahay dhammaan darawallada ka shaqeeya.

2. waxay masuul ka tahay darawalka kaliya marka aad kasoo codsatay shirkadda.

3. Masuul kama nihin darawal kasta oo shirkaddu horey kuugusoo xirtay oo markale toos ula xiriirtay adigoon shirkadda u marin!